Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Guddiga Iskaashatada Beeraleeyda Gobolka Mudug ku wareejisay laba (2) Cagaf oo loogu talo galay tabcashada Beeraha iyo wax soo saarka qudraddaha kaka duwan.
Sidookale Wasaaradda ayaa waxaa 70 qoys oo Beeralayda ah ku wareejisay dalagyo kale duwan oo loogu talo galay Beerasho iyo Horumarinta Tabcashada, iyadoo Goobta ay Goob Joog ka ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed