Puntland Oo loogu baaqey wax ka qabashada Xaalufka lagu hayo Kalluunka

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka iyo maamulka Tooxin oo ka tirsan Gobolka Raas-Casayr ayaa shir jaraaid ay qabteen Waxaa ay uga hadleen Shabagyo ay lahaayeen Maraakiibta Jiriifka oo kusoo xirtey Xeebta Tooxin oo ka tirsan Gobolkaasi.

Masuuliyiintaan Puntland ka tirsan ayaa sheegey in Ganacsatada Soomaliyeed ee Badda ay u Hogaansameen Amarkii Dowlada ee ahaa inaan laga Ganacsan karin Aargoosatada balse ay jiraan Maraakiib Guranaysa oo Badda ku jirta.

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here