Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflad lagu dahfuraayey Macad cusub oo lagu baran doono xifdinta quraanka iyo Tarbiyada islaamka ayaa lagu qabtey Baydhabo taasi oo ay ka qeybgaleen culimada iyo maamulayaaha madarasooyinka Byadhabo
Qaar ka mid ah maclimiinta iyo maamulayaasha qaar ka mid ah madaariista ku taala baydhabo oo xfadlada ka hadley ayaa soo dhoweeyey furitaanka madarasadaan cusub ee ku soo biirtey goobaha lagu barto diinta
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani