Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daah-furka ka dib Todobaadka Nabada iyo Isdhaxgalka Bulshada Koonfur Galbeed oo galay Maalintii labaad, iyadoo ay socdaan Bandhigyada iyo Dabaaldegyada ee la xiriira Todobaadka Nabadda ee ay Martigelisay Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.
Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Ku meel gaar Koonfur Galbeed ayaa waxa lagu qabtay Bandhiga Dhaqaalaha iyo Hal-abuurka, kaas oo ka qeyb-galay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed