Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadani oo ay aheyd mid lagu Bandhigayey Buug loogu Magac daray Badbaado Qoys ee uu qorey soona Alifey Ayuub Maxamed Cusmaail oo ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ee Deegaanada Dowlada Jubakand ayaa lagu qabtey Magaalada Kismaayo
Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey waxgaradka Magaalada Maamulka Degmada iyo kuxigeenadiisa Odayaasha Ururada Dhalinyarada Waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada Kismaayo
Warkung Waliba nig haayte Mariing Maallang Abshir