Shir ku Saabsan Maamul Wanaaga Oo laga Dahfurey Kismayo

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa ahaa mid lagu Xoojinayay Wadashaqeynta Hey’adaha Dowlada ee Jubaland kaasoo diirada lagu saarayay islaxisaabtanka iyo Maamul Wanaaga si Bulshada adeeg dhameystiran loo gaarsiiyo iyadoona Kulanka inta uu socdo la isku dhaafsan doono doodo wax ku ool ah

Inta uu Kulanka socdo ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar kamid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowlada Jubaland Bulshada Rayidka Wasiiro iyo Madax kale waxaana Kulanka soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Jubaland iyadoona ujeedadu ay tahay in kor loo qaado Wadashaqeynta Hey’adaha Dowlada

Warkung Waliba nig haayte Abdygaadir Mahamed Nor War’edy

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here