Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Degmooyinka Gobolka Banaadir

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololaha Nadaafadeed oo ah mid kor loogu qaadayo Bilicada Caasimaada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si isxilqaan ah uga qayb qaadanaya Maamulka Gobolka Banaadiir iyo Bulshada Xaafadaas ku nool oo kaa shanaya Qashankii ugu badnaa oo saaka laga nadiifiyey Baar-ubax iyo Daalo

Ololahaan ayaa waxa goobjoog ka haa Gudoomiyaha Degamada Hool wadaag Ee gobolka Banaadiir waaxda gaadiidka iyo Bulshada Xaafada ku nool

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here