Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Maaliyadda Dowladda Galmudug ayaaayaa magalaada Dhusamareb ka daah-furtey Kulanka wadatashi dadweynae ah kaasi oo ku aadan diyaarinta Miisaaniyad sanadeedka 2026
kulankaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Maaliyadda Dowladda Galmudug ayaa waxaa lagu marti qaadey qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Magaalada Dhuusamareeb taasi oo dadka loogala tashanaayo Miisaaniyad sanadeedka Galmudug 2026
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani