Maamulka Gobolka Maroodi Jeer Oo Deeq Raashiin la wareegey

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gargaar Raashiin ah oo loogu talagalay Sedax kun iyo Shan boqol (3500) Qoys ayaa Hay’adda Udiyaar garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Maamulka Soomaaliland ku wareejiyeen maamulka gobolka Maroodi jeex si qoysaska danta yer eek u dhaqan gobolkaasi si degdeg ah loo gaarsiiyo

Gudoomiyaha Hay’adda Udiyaar garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Maamulka Soomaaliland Cabdiaxmaan Maxamed Ismaaciil iyo xubin ka tirsan gudiga Abaaraha Maamulka Soomaaliland ayaa ugu horeyn ka hadley wareejinta raashiinkaan

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here