Ololaha Daaweynta Qaliimada Lafaha Oo Laga dahfurey Muqdisho

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Kalkaal ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu bilaabay Ololaha Daaweynta Qaliimada Lafaha,Seedaha iyo dhaawacyada Ciyaartoyda ee uu fulinayo Dr Chathan Nagaraj oo ah Dhakhtar ku taqasusay Arimaha Caafimaad ee la xiriira Lafaha.

dhakhtarka oo kaa shanaya Dhakhaatiirta Lafaha ee Isbitaalka Kalkaal Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Qaliimada Lafaha uu fuliyo kamid ah ah Badalista Jilbaha iyo sinaha, Toosinta Lafaha qaloocan, Xiriirinta Seedaha Gocan iyo Qaliimo kale ee la xiriira Lafaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here