Bandhiga Aqooneedka Ardeyda Machadka Kobciye Oo Baydhabo lagu qabtey

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda wax ka barata Machadka Kobciye International College ayaa soo jeediyay Bandhig Aqooneed qeyb ka ah Barnaamijkan Waxbarasho Ee Machaddka, Munaasabada oo ka dhacday Xarunta Machaddka ee Magaalada Baydhabo  waxaana ka soo qeyb galay Macalimiin, Arday, iyo Maamulka sare ee Machaddka.

Ardayda ayaa waxay soo jeediyeen Mowduucyo kal duwaan oo ku sabaasan xirfadaha luqada Englishka si ay wax yaabaha ay soo barteen dadka Munaasabada ka soo qeyb galay ugu soo Bandhigaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here