Ardey baratey Cilmiga Computer-ka Oo Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyey Xudur

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladda qalin-jebinta Dufcaddii 6-aad ee Computer-ka ee ka baxda Takwa College Ee Magaalada Huddur Xarunta Gobolka Bokool,Munaasabadda oo lagu qabtay Ardayda Takwa College ayaa ahayd mid si qurux badan loo soo agaasimay, islamarkaana ka turjumaysay heerka aqooneed iyo dadaalka ay sameeyeen Ardayda iyo Macallimiinta, Muddadii ay Waxbarashada ku jireen.

Xafalada waxaa ka soo qeyb galay Macalimiinta Takwa College, Waalidiin, Ardayda, iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here