Shirka Haweenka Culimada Jubaland Oo Magaalada Kismaayo ka Furmey

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay Shir-weynaha Daladda Haweenka Culimada, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland, Waxaana ka soo qeyb galey Wasiirka wasarada, Ururada Haweenka ee Degmada, Culmaahu diinka Magaalada Odayaasha, Dhaqanka, waxgaradka, Maamulka Degmada Kismaaya Iyo Mas’uuliyiin kale.

Inta uu socodey Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaraayey Dowrka Culimada haweenka ee Xalinti Qilafaadka Toosinta Qoyska Tarbiyada Cubadka iyo sidii loo hormarin lahaa dacwada islaamka Ee Dowlada Wanaaga.

Warkung Waliba nig haayte Marring Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here