Dhismo Sideed Wado Interlock ah Oo laga dhagax dhigey Muqisho

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga Dhagax dhigay Mashruuca Dhismaha sadeed (8) Wado oo Inter lock ah, kuwaas oo laga dhisi doono Degmada, gaar ahaan Waaxda Oodweyne.

Goobta dhagax dhiga Dhismahaasi Wadooyiinka Inter lock ah, ayaa waxaa Goob joog ku ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socdey Maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Degmada Dayniile iyo Qeybaha kale ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Abdyrahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here