Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waaxda dhulka Dowladda hoose ee Degmada Baydhabo ayaa qabatey Kulan dadweyne oo lagu wacyigalinayey sharciga arimaha dhulka iyo qaadashada Sabar-loogooyinka kaasi oomudooyinkii danbe ay wadey Dwoalda Hose
kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Baydhabo Wasiiro, Wakiilo ka kala socdey Xaafadaha Baydhabo, injineero iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Baydhabo
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani