Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacada Plasma Xarunteeda magaalada Baydhabo oo lagu qabtay Munaasabada buug difaacshada ee dufcadii 5-aad ee Sanadkaan
Masuuliyiinta jaamacada iyo maclimiinta ayaa ka qeybgalay Munaasabada buug difaacshada ee dufcadii 5-aad ee Jaamacada Plasma Xarunteeda magaalada Baydhabo
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani