Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku soo gabagabeysay tababar ku saabsan soo saarista calafka xoolaha kaasi oo mudooyinkaan ka socdey Baydhabo
Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfur Galbeed, oo kaashaneysay hay’adda GIZ, ayaa waxaa ka faa’iideystay qaar ka mid ah bulshada Baydhabo, kuwaas oo lagu baray hababka ugu fudud ee lagu beeri karo cawska xoolaha.
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani