Kulan looga hadlay Horumarinta Wadooyinka Oo lagu qabtey Warta Nabada

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)TKulankan oo soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada Warta-Nabadda ayaa waxaa uu ku saabsanaa Dhismaha iyo Qurxinta Waddada Sheekh Mukhtaar oo dhex marta Waaxda Hanti wadaag Degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir.

Waxaana kulanka ka qeyb-galay Maamulka Degmada oo ugu horeeya Gudoomiyaha, Waxgarad, Qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada, sida Haweenka, Odayaasha dhaqanka iyo dhalinyarada, kaas oo diirada lagu saarey Horumarinta Waddan aada Wadnaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here