Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Munaasabada lagu soo geba gabagabeynayey Xaflada qalin Jebinta Maxaabiista Xabsiyada Baydhabo oo ay In mudo ah la Baraayey qeybaha kala duwan ee Xirfadaha Farsmada Gacanta
Mashruucan oo ay si toos ah u maalgelineysa Hay’adda Taalo Iyo Midowaga Yurub ayaa waxaa Munaasabada soo Agaasintey Wasarada Caddaaladda iyo Arimaha Garsoorka KGS
Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir