Madasha Wadatashiga u doodista Hindise Sharciyeedka Siyaasada Bulshada Oo lagu qabtey Kismaayo

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Daladda Bulshada Rayidka Jubbaland ee JUNSA Ayaa maanta magaalada kismaayo ku qabatay Madasha wadatashiga iyo u doodista hindise sharciyeedka iyo qaab-dhismeedka siyaasadda ee bulshada rayidka ah ee Jubbaland.

Gudoomiyaha Gudiga iyo Arimaha Cadaalada ee Baarlamaanka Jubaland Xildibaan Maxamed Cabdinaasir ayaa ugu horeyn ka hadley Madasha wadatashiga iyo u doodista hindise sharciyeedka iyo qaab-dhismeedka siyaasadda

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here