Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Salaado Xasan Cabdinuur oo ah Maamo Naafo ka ah Qaarka dambe ee jirka ayaa waxaa ay wajahaysa Nolol Xumo, iyadoo aysan aboodin Maareeynta iyo korinta laba Caruur ah oo ay dhashay, kuwaas aysan ku dhalin sida caadiga ah ee u martay Habka qaliinka.
Maamo Salaado Xasan oo Hadda ku nool Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool oo duruuf darteed uga timaadey Deegaan u dhow Magaalada weilba dhowr jeer ayaa u bahaan in loo gargaaro, waxaana ay sheegtay in aysan haysan Hooy iyo Cunto.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed