Bulshada Deegaanka Cadakibir Oo Codsaday in lagala qeyb qaato dhismaha Isbitaalka

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku dhaqan Deegaanka Cabdakibir ee Gobolka Galgaduud oo baahi weyn u qabo dhismaha dhamaystirka Isbitaalka guud Ee Deegaanka ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday gaar ahaan dadka u dhashay degaanka in ay ka qeyb gataan dhismaha Isbitaalkaan.

Munaasabada Codsiga dhamaystirka Isbitaalka guud Ee Magaalada Cabdakibir ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Degamada, Gudiga dhaismaha Isbitaalka Guud Odoyaasha Deegaanka, Culumada iyo qeybaha kala duwaan Ee Bulshada Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here