Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kuliyadda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Ee Jaamacadda Jubada Sare oo Soo Gabagabeysay Tababar Waxtar u Leh Ardayda Barata Kuliyahada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha si aya ugu faa’idaystaan Ardayda halkaan waxa ka bartaa.
Muhiimada Tababarkaan ayaa ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta Ardayda wax ka barata Kuliyada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha oo ahayd mid wax weyn u taraysa Bulshada Deegaanka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi









