Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaabadan lagu dahfuraayey hirgelinta Saxiixa dhijitaaleysan waxaa ka qeyb galay Wasiiroka tirsan XFS Xilibaano, Aqoonyahano, dhaqaalyahano iyo Marti sharaf kale waxaana soo qaban qaabisey Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee dalka
Nidaamkan ayaa meesha ka saaraya isticmaalka Waraaqaha oo Caqabad ku ahaa hanaanka Casriyeynta iyo howlaha Maaliyadeed ee Wadanka taasoo dalalka Caalamka mar hore ka gudbeen Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada dalka Suleymaan Shekh Cumar ayaa ka hadlay Muhiimada Barnaamijkan
Warkung Waliba nig haayte Abdygaadir Mahamed Nor War’edy









