Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo la xiriira Arimaha Caafimaadka Bulshada ayaa waxaa iskuulka Al- Qamar Educational Academy u qabtay qaar kamid ah Ardeyda Daneeya Arimaha Caafimaadka gaar ahaan Ardeyda Culuumta Caafimaadka ku barta iskuulka.
Tababarkan oo ardeyda ku qaadanayeen Qeybta Qalabka Caafimaadka ee Jaamacadda Green ayaa waxaa uu sigaar ah ugu saabsanaa Habka Gargaarka Caafimaadka deg dega ah ee loo sameeyo qofka joojiya Neefsashada, kaas oo ardeyda u qaateen qaab Baraatikal ah.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed









