Deeq Raashiin ah Oo loo direy Gobolka Daadmadheedh ay abaartu saameysey

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddida Gurmadka Abaaraha ee Soomaaliland oo ay Kaa shanayaan Hay’adda Udiyaar garowka Aafooyinka Keydka Raashinka ayaa waxey deeq Raashin ah Oo ka Kooban Kun Qoys u kala direen qaar ka mid ah Magalooyinka Gobolka Daadmadheedh.

Waxaana halka laga diraayey Deeqda Raashinka Goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Iskuduwaha Hay’adda Sarakiil Amni Xildhibaanada Golaha Degaanka ee Degmada Odweyen iyo Odayasha Dhaqanka ee degaanadada Soomaaliland.

Warkung Waliba nig haayte Marring Mallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here