Xuska Bisha Mowliid Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Ahlusunada ku dhaqan Baydhabo ayaa manta sameeyey banaanbax ay ku weyneynayaan bisha mowluud oo ay ku sheegeen in ay tahay mid ay ku weyneynayaan dhalashada nabi Mohamed naxriis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee

Qaar ka mid ah dadkii ka qeybgalay ayaa sheegey in ay si nabad ah iskugu soo baxeen ayna xuseen bisha mowluud waxaana ay u mahadceliyeen laamaha Amniga degmada Baydhabo oo ay sheegeen in ay ka garabsiiyeen isku soo baxooda

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here