Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KGS Mudane Nur Sidow Baba oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Ayaa deeq kutubta Quraanka Kariimka ah oo ka kooban 500 xabo gaarsiiyey Madrsada Maryama Bintu Cimraan oo ay gacanta ku hayso Mu’assasada Al waalideyn
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Sheeq Xasan Cabdulaahi Isxaaq (sh/xasan gaab iyo maamulaha madrasada Sh/Cabdulaahi Al waalideen
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahy