Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Caafimaadka KG Saciid Axmed Cali iyo wafdigiisa ayaa Kulan la qaatay Guddiga ka shaqeynaya dib u dhiska Isbitaalka Guud ee Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Kulanka ka dib ayaa gudiga lagu wareejiyey lacag dhan 7 Kun oo doolar, taas oo ay Wasaaraddu ku taageereyso ololaha isku tashiga Bulshada, kaas oo lagu dhisayo isbitaalka Degmada Wanlaweyn
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahy