Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Barakacayaasha indhoolayaasha Al-Amiin ee Magaaada Baydhabo ayaa waxaa Qoysaska Degan ay u baahan yihiin dhameystirka Dhismaha Dugsi Qur’aan ay Caruurtooda wax ku bartaan, kaas oo hore ay u Bilaabeen, wallow aysan Aboodin in ay u dhistaan sida ku haboon.
Qoysankan indhoolayaasha ah ee ku nool kaamka Barakacayaasha Al-Amiin ayaa la tacaalaya Helitaanka Adeegyada Aas-aasiga ah sida Waxbarashada Caruurtooda iyo Caafimaadka, iyadoo ay yartahay Fursadaha waxbarasho ee ay helayaan caruurtooda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed Odey