Shacabka Degmada Buur-Hakaba Oo soo dhaweeyey Dhismaha Garoonka diyaaradaha

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii Magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Baay laga hirgeliyay Garoon Diyaaradeed oo dhismihiisa iska kaashadeen Siyaasiyiinta, waxgaradka, Ganacsatada, Maamulka iyo Bulshada Degmada ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay Bulshada.

Garoonkan oo dhawaan ka soo degtay Diyaaraddii ugu horeysay ee waday Siyaasiyiin ka soo jeeda Degmada, ayaa waxaa Maamulka iyo Bulshada u noqotay Mid taariikhi ah, kaas oo hada duulimaadyada u furan yahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here