Ololaha Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha Oo laga dah-furey Baydhabo

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda waxbarashadda Dowladda Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u daahfurtey Ololaha Horumarinta waxbarashada gabdhaha oo ah mid lagu xoojinayo korna loogu qaadayo waxbarashada Gabdhaha kaasoo ah mid sanadle ah

Olalahan ayaa sanadkan qeyb ka ahan Barnaamijka GPE oo lagu horumarinayo Iskuulada waxbarasho ee gaarka u ah gabdhaha, sidoo kale na lagu kordhinayo tirada gabdhaha aada xaruumaha waxbarashada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here