Kulanka Wax ka badelka Xeerka Nootaayooyinka Oo Lagu qabtey Hargeysa

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Cadaaladda Maamulka Sooomaliland ayaa soo qaban qaabisey kulankan wadatashiga Wax ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Nootaayooyinka Deegaanada Soomaaliland taasoo ujeedada ahayd sidii dib loogu eegi lahaa Xeerka Nootaayooyinka si loola jaanqaadsiiyo dalalka Caalamka islamarkaana Sharciga la balaarriyo

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro Xilibaano Agaasimiyaal Sharciyo yaqaano iyadoona halkaasi lagaga doodey Muhiimada uu Xeerkan u leeyahay Nootaayooyinka iyo sidii si wadajir ah loogu qeyb qaadan karo hirgelinta Xeerkan islamarkaana loo xakameeyo Nootaayooyinka badan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here