Inka badan Laba kun Qoys danyar ah ku nool Baydhabo Oo la gaarsiiyay Deeq Raashiin ah.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)1,200 Qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Baydhabo, ayaa la gaarsiiyay Deeq gargaar ah oo ka timid hay,ada boqor salmaan ee dalka sacuudiga waxaana halka lagu bixinaayey goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo

Wakiilka Hayada boqor salmaan ee Soomaaliya ayaa sheegey in sanadkaan gudihiisa ay tahay markii sedaxaad ee ay gargar soo gaarsiiyaan dadka danta yer eek u dhaqan baydhabo waxaana uu sheegey in ay sii wadi doonaan

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here