Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladda Galmudug ayaa maanta kormeeray shaqada dhismaha laamiga mara bartamaha caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb halkaasi oo ay si dardar leh uga socoto dhismaha wadada weyn
Wasiirradan oo uu huggaaminayay wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee dowladda Galmudug ayaa kormeer kooda ku tagay goobaha kala duwan ee ay ka socoto hawsha baaxadda leh ee sida carsiga ah loogu dhisayo waddada weyn ee caasimadda dhexmarta.
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani