Shirweynaha Todobaadka Kalluumeysiga Soomaaliya Oo ka furmay Muqdisho.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi, ayaa daahfuray Shirweynaha Qaran ee toddobaadka Kalluumeysiga.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo madasha ka hadlay, ayaa xusay ahmiyadda ay leedahay in laga faa’iideysto kheyraadka Alle na siiyey ee ceegaaga baddeenna, gaar ahaan kalluunka, isaga oo kula dardaarmay in kor loo qaado aqoonta iyo xirfadda kalluumeysatada Soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here