Kula ku saabsan islaxisaabtan Dowlada iyo Shacabka Oo Lagu qabtey Xudur

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Lagu qabtey Kulanka Wada-tashiga oo Looga Arinsanayey Cadaaladda iyo Amniga ee Su’aalo lagu Waydiinaayey laamaha Amaanka, Garsoorka, Maamulka Gobolka iyo kan Degmada ayaa lagu qabtey Degmada Xudur

Kulanka ayaa waxaa soo qeyb galey odayaasha dhaqanka, Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga ee Garsoorka Ururada dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyagoona ay Mas’uuliyiinta ka jabaabeen Su’aalihii ay weydiyeen ka soo qeyb galayaasha.

Warkung waliba nig haayte Marriing Maallang Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here