Hoggaanka Guddiga Naafada Degmada Baydhabo Oo la doortey

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo lagu dooranayay Hoggaanka Guddiga Naafada Degmada Baydhabo, kaas oo lagu qabtay Xaruunta Wasaaradda Haweenka ayaa waxaa Guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Kulanka oo ay ka qeyb-galeen Qeybaha kala duwan ee Ururada Naafada iyo Madax kale ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa in dadka Naafada ah ee ku nool Koonfur Galbeed loo xaqiijiyo Xuquuqdooda iyo ka qaybgalka Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here