Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceel-Barde ee Gobolka Bakool ayaa laga dhagax-dhiga Iskuulka Gabdhaha ee ay Yeelan doonta degmada oo ay fursado kala Duwan ka heleyaan gabdhaha degmada iyo degaanada hoosyimaada.
Waxaana Munaasabadda dhagax-dhiga Guddoomiyaha degmada Ceel-Barde Isku-duwaha Waxbarashada degmada Taliyaha Booliska Waladiin Maamulka Iyo Maclamaiinta Xruumaha Waxbarshada ee degmada iyo Masullin kale
Warkung waliba nig haayte Marriing Maallang Abshir