Kulanka Diyaarinta qorshaha 4-aad Horumarinta Puntland Oo Lagu qabtey Garoowe

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka la-tashiga Ganacsatada ee geeddi-socodka diyaarinta qorshaha 4-aad ee Horumarinta Puntland waxaa Kulanka qayb ka ahaa kulamada diyaarinta qorshaha 4-aad ee horumarinta Puntland, waxaa looga dooday, Jiheynta Maalgashiga iyo kobcinta wax-soosaarka dhaqaalaha Puntland, oo kamid ah shanta tiir lagu saleynayo mid ka turjumaya Nolosha Bulshada Puntland.

‎Inta uu socdey Kulanka waxaa lagu soo Bandhigay xaaladda dhaqan dhaqaale Bulshada Puntland, caqabadaha iyo fursadaha kasoo baxay xog-aruurin laga sameeyay deegaanada iyo degmooyinka Puntland, waxaana looga dooday mudnaanta kor u qaadista maalgashiga, kobcinta iyo taageerada wax-soosaarka dhaqaalaha gudaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here