Shirka Daneeyeyaasha Mashruuca Damal Caafimaad Oo Muqdisho lagu Soo gabagabeeyey

0
9

Baydhowy( Raathiyow ArlaathiWasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa Muqdisho kusoo gabagabeysay shirka wadatashiga Daneeyeyaasha Mashruuca Damal Caafimaad.

shirkaan oo socdey labadii maalin ee la soo dhaafey ayaa wxaa la soo bandhigey caqabadaha iyo hirmarada laga sameeyey damal caafimaad gaar ahaan gobolada Hiiraan, Nugaal, Baay iyo bakool

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here