Diyaaradii ugu horeysey Oo ka Soo degtey Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa yeelatay garoon diyaaradeed markii ugu horeysey oo si isxilqaan ah Shacabka iyo Maamuka ku dhisteen taasoo ahayd riyo mudo dadkaas ku taamayeen, iyadoona diyaaradii ugu horreysay ka degtay Garoonka, kaddib markii dhawaan la soo gabagabeeyey dhismaha Garoonkan.

Duulimaadyada diyaaradaha ee Degmada Taariikhiga ah ayaa hadda Noqonaya kuwo joogto ah, iyadoo Bulshada Degmada ay baahi weyn u qabeen, maadaama uu garoonku fududeynayo isu socodka iyo adeegyada muhiimka ah Wasiirka Howlaha Guud ee KG Dr Daahir Abdi Cabdulaahi iyo Mas’uuliyiin kale kamid ahaa dadkii saarnaa diyaarada Wasiirka ayaa bogaadiyey Maamulka iyo

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here