Dhismaha Wadooyin Interlock ah Oo Laga dhagax dhigey Degmada Daaru-Salaam

0
19

Ilaa Todobo Wado oo Interlock ayaa laga rabaa in laga hirgeliyo Degmada Daaru-Salaam ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Waaxda 1-da Luulyo si meesha loogu saaro Caqabadaha dhanka wadooyinka ee halkaasi ka jirtey islamarkaana loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka

Munaasabada dhagax dhiga Todobadaan Wado ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiye kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Daaru-Salaam Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Odoyaasha dhaqanka Degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamed Nur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here