Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socdey mudo labo maalin ah aya waxaa loo qabtey saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska koonfur galbeed soomaaliya kaasi oo lagu baranaayey Qorshaynta Istaraatiiljiga xiliyada shaqada ciidanka
20 iiskugu jirtey rag iyo dumar oo saraakiil ay ayaa ka faaideystey mudada uu socdey wxaana qabarashada tababarkaan iska kaashadey Barnaamijka Kala-Guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo wasaarada amniga
Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani