Gudiga Joogtada Barlamaanka Jubaland Oo La horgeeyey Xeerka ilaalinta Gargaarka

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xeerkan ay soo diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland ayaa ah Xeerkii lagu ilaalin lahaa gargaarka loogu tala galay dadka Tabaaleysan oo sida qaldan dadka u isticmaalaa taasoo caqabad ku ah in dadkaas gaaro gargaarka iyadoona ay dood ka yeesheen Gudiga Joogtada Barlamaanka Jubaland

Fadhiga ay Yeesheen Gudiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Jubaland ayaa waxaa hor yimid Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland waxaana halkaasi loogu qeybiyey Nuqulo kamid ah Xeerka si ay u marsiiyaan Akhriska koowaad islamarkaana dood ka yeeshaan ee ku aadan hadii wax laga bedelayo iyo in sidiisi lagu Anxsixiyo

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamad Noor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here