Ardayda Al-huda Oo Fursad Baraatika ka helay Jaamacada Green Magaalada Baydhabo

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo la xiriira Arimaha Caafimaadka Bulshada ayaa waxaa iskuulka Al-huda Educational College u qabtay qaar kamid ah Ardeyda Daneeya Arimaha Caafimaadka gaar ahaan Ardeyda Culuumta Caafimaadka ku barta iskuulka.

Tababarkan oo ay ka qeyb-qaateen Ardey isugu jirta Wiilal iyo Gabdho ayaa waxaa uu sigaar ah ugu saabsanaa Habka Gargaarka Caafimaadka deg dega ah ee loo sameeyo qofka joojiya Neefsashada, kaas oo ardeyda u qaateen qaab Baraatikal ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmaan Mahamad Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here