Aqoon is weydaarsi ku saabsan Qorsheynta Istaraatiijiga Booliska KG Oo Baydhabo lagu qbatey

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)20 qof oo iskugu jira rag iyo dumar oo laga soo kala xuley Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa baydhabo loo qabtey Aqoon is weydaarsi ku saabsan Qorshaynta Istaraatiiljiga

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Taliyaha qeybta booliiska gobolka ayaa si wadajir ah u furey tababarka waxaana qabarashada tabaabrkaan fududeeyey Barnaamijka Kala-Guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS)

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here