Taliyaasha Rugaha Degmada Baydhabo Oo loo tababaray ka jawaabida Xaaladaha deg deg ah.

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baydhabo waxaa lagu qabtay kulan is-xogwareysi ah oo dhexmaray qaar kamid ah Taliyaasha Rugaha Degmada Baydhabo iyo koox ka shaqeysa ka jawaabista xaaladaha degdegga ah iyo ka dabagalka arrimaha bulshada.

Kulanka waxaa soo qabanqaabiyey Ururka Baay Waman Ayaa Intii uu kulanku socday, waxaa lagu soo bandhigay arrimo muhiimad gaar ah u leh bulshada Sidoo kale waxaa dib loogu eegay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii tegay, iyadoo kulanka lagu soo afjaray is-afgarad iyo is-fahan guud.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here