Dhismaha Wejiga 1aad Isbitaalka Wisil Oo La Bilaabay

0
5
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dhismaha Wajiga labaad ee Isbitaalka Degmada Wisil ayaa dib loo bilaabey ka markii mid ka mid ah xildhibaanda Baarmalaanka Soomaaliya ay lacag loogu talagey in dhimaha dib loo bilaabo ay ugu deeqdey maamulka Degmada

Qaar ka mid ah dadka degmada oo ka hadley dib u dhiska isbitaalka wisil ayaa sheegey in isbitaalka muhiim u yahay dadka ku dhaqan degmada iyo deenaada ku dhow waxaana ay u mahadceliyeen xildhibaan qaali shire oo baarlamaanka soomaaliya ka tirsan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here