Xaflada Qalinjabinta Dufacada Sedexaad Macahadka Al-itqan Oo lagu qabtey Baydhabo

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) In ka badan 80- Ardeyda oo bartey Xifdinta Qur.aanka Kariimka iyo sharaceeda islaamka ayaa magalada baydhabo looga qabtey Munasabada ay ku qalin jabinaayeen Dufcadda3-aad ee Machadka Al-itqan qira’aadka iyo ijaazadda

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galey Maamulka Iyo Macalamiinta Machadka Waladiin Culumo Baxda waxbarshada iyo marti sharafa kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here